hindi music
Here you'll listen Hindi music page for nuuradiini Web site.
Waad dhagaysan kartaa heesaha hindiga ah halkan balse kor u qaad beejkan si aad u arago heesaha is daba taxan hadii intaa wax dheer aad hayso oo ku saabsan muskilad dhinaca heesaha ah noogu soo dir e-mail kan Nuuradiini@hotmail.com
This is one of my favorite images
here u can listen hindi music all albums !
dhagaysi wacan
aap



ab-ke-Baras
Listen | Download |
| Deewane Aate Jaate | Deewane Aate Jaate |
| Pyaar Mohabbat | Pyaar Mohabbat |
| Saari Umar Main Rahun | Saari Umar Main Rahun |
| Awaara dil | Awaara dil |
| Pyaar Mohabbat2 | Pyaar Mohabbat2 |
Listen | Download |
| Dil Mein Dard Sa | Dil Mein Dard Sa |
| Mera Dil Tu WapasMod De | Mera Dil Tu WapasMod De |
| Hayo Rabba | Hayo Rabba |
| Ishq Jadu Jshq Tona | Ishq Jadu Jshq Tona |
| O Naukar Sarkari | O Naukar Sarkari |
|
wacan oo wanaagsan heesaha dalkeenu !.
asalama alaikum ,salaan ka dib halkan waa hoyga nuuradiini daahir hassan siiba qaybtan aad joogto waa heeso hindi ah sida loo dhagaysto ,waxaanaad ka heli kartaa dhammaan heesaha hindiga ah kuwii hore iyo kuwii dambe iyo kuwii dhexe . dhagaysi wacan.
This is one of my favorite images
Song Name: Dhambaal | ||
Hoheey dunidaneey Kala haatiyaay Naftu waxay u hibatoo Ay haaban weydoo Ku hanqaara badanaa Laba aan is hurinoo Haddana aan is haynoo Intuu caashaq wadda helay Hayaan kala fogaadoo Kala reebay waayuhu Mid waliba halkiisuu La jiifaa haraadkee Halkaad ku nagidahay? Maxaad caawa haysaa? Hawada caafimaadkaaga Iyo heerka noloshaada Hayntaad jeebkiyo Sidee hawshu kugu tahay? Hamuumta iyo xiisaha Ma is haysan weydaa? Sidda hoobal caan baxay Kaligaa ma heestaa? Hambalyada salaantiyo Ma heshaa waraaqaha? Hibashada xasuusta ah Hurdo kaama seexdee Wadnahaa is habayee Kaaguna ma heemaa? Haasaawaheenii Ma u soo hilawdaa? Habeenkii kolkay tahay Ma lay kaa horkeenaa? Huuuum! hareertaada gogosha Haaaaaa! Ma ku haabataa gacan Huuuuu! Sidda geel haleelo ah Hoos miyaad ka reentaa Hud-hud armuu ku lumiyoo Heedhee laysku keen diray Amaad halacsataayoo Ku hawirantay meel kale Caashaqii horeeyiyo Keenii halmaataa Haatufkiyo dabaylaha War la hubo u soo dhiib Kaygana mar iga hoo Hoobeey! Laba shub weeyaanee Heedhee may maqlaysaayee Hindisuhu sidduu qabo Hadmaad iman Hadmaad iman bal ii sheeg Hor Allaa baan kuu sugayaa |
This is one of my favorite images

humraaz

Listen | Download |
| Dil Leke | |
| Haye ram | Haye ram |
| Haye Ram2 | Haye Ram2 |
| Aha Aha | Aha Aha |
| Chunariya | Chunariya |
| Jaa Sanam | Jaa Sanam |


badayeho

devdas



